3 Comments
User's avatar
Abdullahi Dualeh's avatar

“Jaamacad Albaabbadeedu xidhanyihiin armay inoo soo saartaa arday maskaxdoodu xidhantahay?” Waa weedh meesheeda leeg.

Anigu waxan ahaa arday Jaamacadda Cammuud wax ku bartay. Jaamacaddaasi waa iska tuulo la deris ah magaalada ciddii aragtay baa garane.

Walow dhawaan dayr lagu wareejiyey si xuduudda Jaamacadda loo sugo, haddana waxan ku ogaa meel dadka u furan oo ciddii rabtaa booqan karto.

Waxaanse tebi jiray, Library-ga Jaamacadda, oo ah mid aad u wayn, in uu ahaa mid ardayda Jaamacadda uun u xudhan. Waxaanan jeclaysan jiray in dadka caadiga ah loo furo qaab ay ku ergisan karaan buugta. Waxaanse filayaa in arrintaasi adagtahay maadaama oo tixraac qofka haddii uu soo celin waayo buugga looga dqba tegi karo.

Waad mahadsantahay aqoonyahan.

Expand full comment
MI's avatar

Thanks… waa run waxaad qortay. I was in Borama and visited Amoud University few weeks ago. Amazing town and wonderful university. Yes, there is a wall around the university, but I shared an idea with the management team who are doing wonderful job, to think even large and more creatively. Maybe owning piece of the wall by each student could be novel way to create alumni groups. This could even be extended to the community at large including the diaspora. Own a piece of the wall.. engrave your family name, year graduated or any wisdom you want to share.

Expand full comment
Abdullahi Dualeh's avatar

That is true! Wonderful and beautiful idea. I am glad that you saw Amoud University and had conversation with the management. I hope they benefitted from your ideas.

Respect adeer.

Expand full comment